Sargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo Al Shabaab looga saarayo deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud . Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegtay in ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka saakay la wareegeen deegaan lagu magacaabo Baraag Sheekh Caamir oo katirsan gobolka Galgaduud . Ciidanka dowladda … Continue reading Sargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda